Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

RW Cabdiweli “Falkii lagu weeraray maqaaxida waa astaan kale oo muujinaysa in laga guulaysanayo Nabad-diidka”

$
0
0
Warsaxaafadeed Muqdisho, February 27, 2014—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa fal foolxumo iyo fuleynimo ah ku tilmaamay qaraxii ay maanta ka fuliyeen kooxaha nabadiidku maqaaxida laga cunteeyo ee ku taala isgoyska KM-Zero ee degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho, weerarkaasi oo ay ku nafwaayeen dad rayid ah oo goobta ku sugnaa. [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles