Gurmadkii koowaad ee walaalaha Turkiga ku badbaadinayeen malaayiin dad Soomaaliyeed ah oo ay saameysay abaartii sanadkii 2011 taas oo noqoatay mid guud ahaan caalamku iyo umada Soomaaliyeedba indhahooda soo jiidatay, wax badana ka bedeshay nolasha dadka Soomaaliyeed guud ahaan, ayaa hadana marki aad booqato xarumaha ay ku noolyihiin qaxootigaasi waxaad arkaysaa sawir ka duwan inta [...]
↧