Mas’uul ka tirsanaa Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Faderaalka Xukumadda Soomaaliya ayaa lagu Dilay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka. Dilka Mas’uulkaan oo lagu Magacaabi jiray Maxamuud Max’ed Sh. Sadiiq ayaa la sheegay in ay ka Danbeeysay Haweeneey uu Qabay, ayadoona aan la ogeen Qaabka uu Dilka u dhacay. Maxamuud Max’ed ayaa la Tilmaamay in Haweeneeysa uu [...]
↧