Wasiirka warfaafinta ayaa xalay xarunta degmada Warta Nabadda kulamo kula yeeshay maamulka iyo qeybaha bulshada, isagoo dhanka kale kormeer ku tagay degmada Deyniile, taasi oo qeyb ka ah dadaalo wasiirradu ay ku dhiiri gelinaya sugidda amaanka degmooyinka gobolka Banaadir. Mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow Wasirka Warfaafinta Soomaaliya oo xalay dagmada Warta Nabadda kulan kula qaatay [...]
↧