Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Madaxweyne Xasan “Heshiiska Dowladda iyo QM waa saldhiga wadashaqeynta iyo gar-gaarka shacabka.”

$
0
0
Muqdisho 26- Feb- 2014 – Maddaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waxaa hortiisa lagu saxiixay heshiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobey. Heshiiska ayaa waxaa kala saxiixday Wasiirka Arrimaha Dibedda C/Raxman Ducaale Beyle iyo Ergeyga Gaarka ah ee QM Nicolas Kay. Madaxweynaha oo ka hadlay munaasabadda ayaa yiri “Waxaan u mahadceinayaa [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles