Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Wasiirka Arrimaha Dibadda Dr. Abdirahman Beileh oo ka qeybgalaya Shirka midowga Afrika

$
0
0
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Dr. Abdirahman Beileh oo ka qeybgalaya Shirka Wasiirada Arrimaha dibadda midowga Afrika. Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa kaga qeybgalaya Magaalada Adddis Ababa ee Caasimadda Ethiopia shirka Wasiirada Arrimaha dibadda dalalka xubnaha ka ah Ururka Midowga Afrika (AU),kaasoo lagu [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles