Mogadishu, 14 Maarso 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Shirkad Ceymis oo ka howlgashay Soomaaliya, Dowladda oo soo dhoweysey dhiirigelinta maalgashiga dalka, Warbaahinta Dalka oo la horumarinayo, Waddada u dhaxeysa […]
↧