INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN Tacsi Tiiraanyo leh ee ku socoto - Marxuumad MAKA XAGALEEY - WAXAAN HALKAAN UGU TACSIYEYNAYA DHAMAAN QARAABADII EY KA GEERIYOOTAY MARXUUMAD MAKA XAGALEEY OO KU XIJAABATAY MAGAALADA MUQDISHO GAAR AHAAN XAAFADA GUBTA MARKAY TAARIIKHDU AHEYD March 12, 2015. Waxaana Marxuumada eebe uga baryeynaa in ILAAHAY Janadii Fardowsa aheyd ka waraabiyo Eheladii, Qaraabadii iyo Asxaabtii ay ka tegtayna […]
↧