Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Ku-simaha R.Wasaaraha Ayaa maanta kulan la qaatay Agaasimayaasha waaxyaha XRW

$
0
0
Muqdisho | February 14, 2015 - Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa kulan la qaatay Agaasime Waaxeedyada Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, iyadoo kulan diiradda lagu saaray sidii wada shaqayn buuxda iyo is faham u dhex mari lahaa maamulka sare iyo waaxayaha kala duwan ee xafiiska. Ugu horeyn, […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles