Muqdisho | QOL | February 13, 2015 - Ayada oo an weli la ogeey sababta, ayaa shaqadi laga qaaday: Maxamed Adan Jimcale oo loo yaqaan Kofi iyo ku xigeenkiisi Cabdifattax Shaaweeye. Wax war ah ee Dowlada ka soo baxay lama hayo, balse magaalada ayaa la isla dhaxmarayaa in ay jirto ka qaadista, ee Kofi loo magacaabidoono […]
↧