Mogadishu, February 02, 2015 - Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda H.E. Dr. Abdisalam Omar Hadlie ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay Wasiirkii hore ee Wasaaradaasi Dr. Abdirahman Dualeh Beileh oo hayay xilkaasi muddo sanad ah . Xaflad ka dhacday Xarunta Wasaardda Arrimaha Dibadda ee Magaalada Muqdisho , kana qeybgaleen Kusimaha Ra’iisul wasaaraha ahna Ra’iisul wasaare […]
↧