Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Dowladda Federaalka waxey soo dhoweyneysaa Zakariya diidmada uu iska diiday fikirka colaadaha ee Al-Shabaab iyo sida uu nabadda u qaatay

$
0
0
Mogadishu, 27 January 2015: Anigoo ku hadlaya magaca Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud, kan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke iyo kan Dowladda Soomaaliya, Wasaaradda Warfaafinta waxey soo dhoweyneysaa hadalka Zakariya oo uu ku cadeynayo inuu iska diiday fikirka qaldan ee colaadaha ee Al-Shabaab iyo sida uu nabadda u doorbiday una […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles