Muqdisho | QOL | January 27, 2015 - Anigoo ah Zakriya Ismaaciil Xirsi – Zaki ku magac dheer. Maanta oo ay taariikhdu tahay 27 Jan 2015 (Talaado), Sidaad la socotaanba waxaan ahaan jiray xubin ka tirsan ururka Alshabaab. Oo aan masuuliyado kale duwan oo aan ka soo qabtay hogaanka sare ee ururka. Waxaan rabaa inaan […]
↧