Garoowe | QOL | January 27, 2015 - Madaxweynaha Dawladda goboleedka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 27-1-2015 ku daah furay magaalada Garoowe ee Caasimadda maamulka Puntland Shirweyne Looga Hadlayey Barnaamijka Hiigsiga Cusub (New Deal) ee Horumarinta Kaabayaasha DHaqaalaha. Shirweynaha ayaa waxaa kasoo qayb galay Wakiillo Ka kala socda Dhammaan […]
↧