Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Madaxweynaha oo bogaadin u direy shacabka Soomaaliyeed

$
0
0
Madaxweynaha: Waan ku bogaadinayaa shacabka gacanta weyn ee ay ka geysteen suuragelinta socdaalkii Madaxweynaha Turkiga 26 January 2015, Mogadishu: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadin u direy shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan dadweynaha magaalada Muqdisho kaalintii ay ka qaateen soo dhoweyntii iyo suuragelinta booqashadii taariikhiga ahayd ee shaley Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460