Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Madaxweynaha tacsi u diray qoyska Marxuum Cumar Xaaji Maxamed

$
0
0
Muqdisho | November, 25, 2014- Madaxweynaha Jamhuriyadda Fedraaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay geerida Sarreeye Gaas Cumar Xaaji Maxamed, oo ku geeriyooday magaalada Leicester ee dalka Britain. Madaxweynuhu wuxuu sidoo kale tacsi taa la mid ah u diray Ilaaheyna uga baryay Samir qoyska iyo ehelada Marxuum Cumar Xaaji Maxamed, oo […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles