Muqdisho | 25, November, 2014 | Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diraya dhammaan qoyska,qaraabadii iyo guud ahaan ummada Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday allaha u naxariistee Marxuum Sareeye Gaas Cumar Xaaji Masalle, oo xalay ku geeriyooday magaalada Lassester ee dalka Ingiriiska. Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed […]
↧