Markaad halacsato halkudhegga hore ee qormada, hore ha kala soo boodin; Waa maxay habaarku? Habaar, halaag iyo halgaad midna ma ahane, hore ha iga hiifine, si aad u hubsato ujeedka dhabta ah bal jeedaali, oo si miyir iyo maan ha ku aqri arrinta qabsatay Ayeeyo Soomaaliyeed, oo Gobaad la yiraahdo. Ayeeyo Gobaad waxay dalka ka […]
↧