Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Turkish Red Crescent oo caawisay qoysas ku nool Ceelbuur

$
0
0
Ceelbuur | QOL | November 9, 2014 | Boqollaal qof oo ku nool magaalada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ayaa helay cunto ay ku deeqday hay’adda Bisha Cas ee Turkiga, oo la marsiiyay wasaaradda arrimaha gudaha ee Soomaaliya. Deeqda oo ka kooban buskut iyo timar ayaa loo qeybiyay dadka tabaaleysan ee ku nool magaalada. Guddoomiyaha degmada […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles