Muqdisho | QOL | November 9, 2014 | Magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay ayaa maanta looga dhawaaqay guddiga doorashada madaxweynaha maamul-goboleedka Koonfur/galbeed, Soomaaliya oo la filayo in dhowaan lagu doorto isla magaaladaas. Guddiga oo ka kooban 25 xubnood waxaa laga soo xulay odayaasha dhaqanka iyo ergooyinka kale ee ka qaybgalaysa shirka, waxaana ku dhawaaqay […]
↧