Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Madaxda Sare Ee Dalka Oo Si Wadajir Ah Go’aan Uga Soo Saaray Hakinta Shirka Koonfur Galbeed

$
0
0
Muqdisho | QOL | November 10, 2014 | Madaxda ugu sareysa Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si wadajir ah usoo saaray go’aan si KMG ah loogu hakinayo shirka dhisidda maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya oo ka soconayey magaalada Baydhabo. Go’aankan waxaa wadajir ugu saxiixan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles