Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Dunga oo Loo Magacaabey Tababaraha Xulka Brazil & Real Madrid oo $121M Ku Soo iibsatey Rodriguez James. (By Jaahuur)

$
0
0
Brazil-23-July-2014-(qaranimo-online)-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku falaqeyneynaa Brazil oo u soo habro wacatey Dunga inuu tababare u noqdo xulka Brazil markii uu jab iyo hoog ka raacdey 7-1 gool xulka Germany uga badiyey koobkii aduunka ee carigooda lagu qabtey,wuxuuna bedeley tababarihii iscasiley (Luiz Felipe Scolari) iyo xiddigga reer Colombia oo ku soo biiret Real Madrid (Rodriguez […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles