Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Wasiirka Warfaafinta oo la ciiday Barakacayaal

$
0
0
Wasiirka warfaafinta iyo hanuuninta dadweynaha mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow ayaa salaaddii ciidda kadib booqday xero ay ku noolyihiin qoysas barakacayaal ah oo ku yaala degmada Boondheere, isagoo u kuurgalayay xaaladdooda nololeed islamarkaana guddoonsiiyay deeq lacageed si ay farxadda ciidda ula qeybsadaan asaaggood. Wasiirka ayaa mid mid u gacan qaaday,  ulana sheekeeystay caruurta iyo odayaasha […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460