Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Qarax uu Sarkaal Ciidan ku dhintay oo ka dhacay Muqdisho

$
0
0
Qarax lagu xiray Gaari Nooca Raaxada ah ayaa Maanta oo Khamiis ah waxa uu Sarkaal Ciidanka DFS ku dilay Magaalada Muqdisho. Qarax oo ahaa Mid lagu qariyay Gaari Nooca CARIB-ka, islamarkaana ay la socdeen 4 Sarkaal oo Ciidanka Militariga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ka tirsan ayaa ka dhacay Saacadihii hore ee Maanta oo Khamiis […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles