Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

Madaxweynaha Xasan oo waraaqaha aqoonsiga ka gudoomay Danjiraha Cusub ee Kuuriyada Koonfureed

$
0
0
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka gudoomay safiirka cusub ee ay dowlada kuuriyada koonfureed usoo magacowday Soomaaliya kin chuan woo. Madaxweynaha ayaa warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka gudoomay kim chan woo oo dowlada koonfur kuuriya u soo wakiilatay dalkeena Soomaaliya si uu wakiil ugu noqdo wadankiisa iyadoo ay noqoneyso markii […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

Trending Articles