Wasiirka arimaha dibedda iyo dhiirigelinta maalgashiga calamiga ah ee xukuumadda federaalka Soomaaliya C/raxamaan Ducaale Beyle oo safar shaqo ku tagey dalka SPAIN kadib casuumad rasmi ah oo uu ka helay dhigiisa dalkaasi ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho. Mudane Beyle ayaa sheegay in kulamo muhiim ah uu lasoo qaataymas’uuliyiinta wadankaasi gaar ahaan wasiirka […]
↧