Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Qoraagii Soomaaliyeed C/qaadir Oromo oo Xalay ku geeriyooday London

$
0
0
Waxaa Xalay Fiidkii Magaalada London ku geeriyooday Allaha u Naxariistee Qoraagii Soomaaliyeed C/qaadir Cusmaan “C/qaadir Aromo”, oo ahaa Nin ay Dadka Soomaaliyeed Aad u jeclayeen Qoraaladiisa iyo Wadaniyadiisa Soomaalinimo. C/qaadir Oromo ayaa isbitaal ku yaalla Lonodon ku Geeriyooday Xalay, asagoo intii muddaa ku xanuunsanaa. Qoraagan ayaa wuxuu qoray intii uu dalku ku jiray burburka buugaag […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles