Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Wasiirka Warfaafinta oo xafiiskiisa ku qaabilay Philip Lazarani

$
0
0
Wasiirka Warfaafinta ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Philip Lazarani Madaxa Xafiiska isku dabaridka gar gaarka beni’aadanimo ee OCHA ahna ku-xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, waxaana kulanka goob joog ay ka ahaayeen Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta iyo la taliyeyaasha Wasiirka. Shirka ayaa waxaa […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles