Guddiga UN-ka u qaabilsan la socodka Cunaqabataynta saaran Dalalka Soomaaliya & Eritrea ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh, Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Fowsiya Yuusuf & Shirkad laga leeyahay dalka Mareykanka ay wadaan Shirqool ay ku leexsanayaan Hantida Qaranka ee taalla Dibadda. Sida lagu sheegay Warbixin cusub oo ka kooban 37 Bog (Page), Madaxweyne Xasan […]
↧