Muqdisho, 09 July 2014 | Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Duhulow, oo saakay warbaahinta la hadlayey ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaaraha magacaabay Wasiirka Amniga Qaranka, isla markaana isbedel ku sameeyey Taliyeyaashii Booliishka iyo Nabadsugidda. Wasiirka oo akhrinayey wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha ayaa yiri “Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheikh Axmed ayaa xeeriyey in Khalif Axmed […]
↧