London | July 8, 2014 | Bahweynta isboortiga Soomaaliyeed meelo kasto ay joogaan ayaa waxay si wadajir ah uga tacsiyadeynayaa geeridii kabtankii hore ee kooxda Autoparko iyo xulka Qaranka kubadda cagta dalka Soomaaliya barisamaadkii marxuum Maxamed Khalaf Aden ” Shangole’ oo dhawaan ku geeriyoodey magaalada Muqdisho caasimada dalka Soomaaliya. Iyagoo u tacsi u direya dhamaan […]
↧