Xili Xalay Maleeshiyada Kooxda Al-shabaab ay Weerareen Xarunta Madaxtoyada Soomaaliya ayaa Maamulka Ahlusunna waxaa ay ka hadleen Weerarkii Xalay. Gudoomiyaha Golaha Fulinta Maamulka Ahlusunnada Gobolada Dhexe ee dalka Soomaaliya Sheikh C/risaaq Al-ashcari oo la hadlayey Idaacada Kulmiye ee Muqdisho ayaa sheegay in Weerarkii Madaxtooyada laga soo Abaabulay Gudaha Madaxtooyada Soomaaliya. “Cadeeymo ayaan haynaa oo ah […]
↧