Brazil-20-June-2014(qaranimo.com) Saaxiibayaal faaqidaadda ciyaaraha maanta waxaynu ku turxaamineynaa koobka kubadda cagta ee aduunka kana socda dalka Brazil oo aay qaarna ka jaqaafiyeen qaar kalana aay foolanayaan, haddaba maxaa kala haysta Uruguay iyo Italy oo min hal ciyaar laga soo badiyey. Haddaba ciyaartii ugu xiisaha badneyd waxay dhexmartay maanta Costa Rica iyo Italy waxaana ka soo […]
↧
Costa Rica oo 2-1 Ku Cunaqabateysey Italy Iyo Uruguay oo u Miciyalisaneysa Talyaaniga. (By Jaahuur)
↧