Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Ra’iisul Wasaare Cabdiwali oo xusay Maalinta Qaxootiga Adduunka

$
0
0
Muqdisho, 20 June, 2014 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa maanta xusay Maalinta Qaxootiga Adduunka, isagoo sheegay inuu salaan u dirayo dhammaan qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool daafaha caalamka iyo kuwa ku barakacay gudaha Dalka. Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu socdaal rasmi ah ku joogaa dalka Kenya, halkaas oo shirarka uu galay […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles