Istanbul, June 20 , 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta khudbad ka jeediyay fadhiga Shirka caalamiga ah ee horumarinta ,kaasi oo lagu cazuumay Wasiira arrima dibadeedyo,mas’uuliyiin ka tirsan hey’adaha Turkiga , kuwa Qaramada Midoobey,diblomaasiyiin iyo Wakiillo . H.E. Dr. Abdirahman D. Beileh waxa uu ku bandhigay shirkaasi […]
↧