Istanbul, June 20 , 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa xalay kulan gaar ah kula qaatay Magaalada Stanbul ee dalka Turkey Madaxweynaha hey’adda TIKA Dr. Serdar ÇAM oo ay ka wada hadleen howlaha horumarinta hey’adaasi ay ka fuliso dalka Soomaaliya iyo qaabkii lagu dardar gelin lahaa . Wasiirka Arrimaha Dibadda […]
↧
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Madaxweynaha hey’adda TIKA,kana qeybgalaya Shir caalami ah.
↧