Brazil-13-June-2014-(qarinimo.com) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxanu ula haajireynaa xagaa iyo Brazil oo koobkii kubadda cagta uu si habsami ah ugu socdo,isaga oo maalintiisii labaad galey iyo xulka Holland oo goolal fara badan ku qarqisey xulka Spain. Haddaba shaley oo ciyaartii ugu horeysey lagu furey waxaynu ogsoonahay iney Brazil 3-1 ugu badisey Coartia,maantana Mixco 1 Camerom 0 […]
↧