Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Gabayga:3AAD “Digniin” ee Silsiladda Dabargooynta Qabyaaladda

$
0
0
Gabayga saddexaad ee ee silsiladd “Dabargoynta Qabyaaladda”Silsiladdan dabargooynta qabyaaladda ayaa ah Silsilad suugaaneed ay isu xilqaameen, Dhallinyaro Soomaaliyeed oo aqoonyahano,Ardey iyo waxgaradba isugujira oo kala jooga adduunyada daafaheeda. Silsiladdan ayaa ah Silsilad Suugaaneed lagula dagaallamayo Cudurka dilaaga ah ee la hadhay umadda Soomaaliyeed guri iyo Gobol ay joogtaba, Suugaanta ayaa waxaa la  doonayaa inay horseed […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles