Mogadishu, 13 June 2014 – Wasiirka Warfaafinta, Mudane Mustafa Duhulow ayaa soo dhoweeyey doorka hogaamineed ee UK ee arrimaha Somalia, iyadoo Somalia lagu ammaanay Shirka Caalamiga ah ee maanta lagu soo gabogabeeyey London ee looga hadlayey sidii loo joojin lahaa Tacadiyada loo geysto dumarka Adduunka. Intii uu Shirkan Caalamiga ah socday ayaa Wasiirka Arrimaha Dibedda […]
↧