Lacag dayactir oo lasiiyay safarada Ugandha
Gudoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Oo Lacag Lagu Dhameystirayo Dayactirka Dhismaha Safaaradda Gudoonsiiyey Qunsulka Soomaaliya Ee Kampala “SAWIRRO” Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Golaha Shacabka...
View ArticleGud. X. 1aad ee Baarlamaanka oo Kampala aqoon kororsiyo u joogo
Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jeeylaani Nuur Iikar ayaa maanta magaalada Kampala aqoon kororsiyo kala duwan ugu soo xiray guddiga joogtada...
View ArticleXaquuqul insaan kaa xaaraan nagu heesto!
Umad waliba ee ku dhaqan Aduunkaan waxeey lasoo kulantay dhibaato iyo qaxar ka badan ama lamida kan Somaliya hada ku jirto lakin waxaa leysku dhaafay xiliga aay qaadatay iyo sida loo xaliyay, waana wax...
View ArticleSOMALIA NEEDS NATIONAL UNITY
Somali people are considered themselves one people, one tribe and homogeneous. They speak the same language, practice one religion and share the same culture and customs. All these components can be...
View Article“This is Somalia’s hour of need,” President tells international partners
15 March 2014 Mogadishu His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud today called on Somalia’s international partners to stand firm in Somalia’s “hour of need” as the military campaign against Al...
View ArticleGovernment delivers food aid to liberated areas
15 March 2014 Following the liberation of seven key towns from Al-Shabaab by the Somali National Army with support from AMISOM the government has begun the delivery of food aid to the liberated towns....
View ArticleRW Cabdiweli waa in laga midoobaa ladagaalanka Shabab
War-saxaafadeed Ra’iisulWasaare Cabdiweli : “Waa in culimada, shacabka iyo Dowladdu u midoobaan la dagaalanka Al-shabab iyo fikirkooda gurracan” Muqdisho, March 15, 2014—– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...
View ArticleUMMIGU WAA QOFKII UUSAN KITAAB SOO GAADHIN
Waxaa culumadu sheegeen iyaga oo soo xiganaya aayado Quraanka ka mid ah in rasuulku csw uusan waxna qori jirin waxnaa akhrin jirin. Ereyga ummi wuxuu Quraanka ku soo arooray 6 jeer sida aynu arki...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka qeybgalay aaska Marxuum Maxamed Saleebaan...
Warsaxaafadeed Muqdisho, March 16, 2014—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa ka qeybgalay aaska marxuum Maxamed Saleebaan Tubeec oo ahaa...
View ArticleRa’iisul Wasaare-kuxigeenka oo la kulmay mas’uuliyiinta Ururada hoos yimaada...
Warsaxaafadeed Muqdisho, March 16, 2014—–Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Mudane Ridwaan Xersi Maxamed ayaa la kulmay xubno matalayay hay’addaha iskaashiga la leh ururka...
View ArticleMadaxweyne Xasan “Japan waxay naga saacideysaa dib-u-dhiska dalka.”
Muqdisho, 16 Maarso 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtey ka dib booqasho rasmi ah oo uu ku tegey dalka Japan....
View ArticlePresident congratulates Somali National Army and AMISOM for string of...
16 March 2014 Mogadishu His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud today congratulated the Somali National Army (SNA) and AMISOM leadership for liberating six towns from Al Shabaab, “the enemies of...
View ArticleRW oo la kulmay bahda Fanaaniinta, kulana dardaarmay inay bulshada wacyigeliyaan
Warsaxaafadeed Muqdisho, March 16, 2014—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federeaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa caawa kulan casho ah la yeeshay bahda Fanaaniinta ee hobolada...
View ArticleSoo dhaweyn Milkiilihii shirkadii Al-Barakaat
Ganacsade Axmed Nuur Cali Jimcaale oo weli ku mashquulsan bixinta lacagtii shacabka uga xayirana shirkadii Albarakat Munaasibad lagu soo dhaweeyey ka qaadista hayiraadii saarneyd. Xaflada laga soo...
View ArticleGalbasho:Tix Gabaya oo Baroordiiq ah
Tixdan Gaaban waxaan tiriyay todobaadkii hore maalin ka dib dharaartii la soo sheegay Geerida Alle ha u naxariistee Hoobalkii Maxamed Saleban Tubeec. Waa Maanso kooban oo aan kaga qayb qaadanayo...
View ArticleBaydhabo ha kala doorato laba maamul midkood!
Dowladaha ka abuurma gobolada dalka oo salka ku haya qabiilka kama turjumayaan nidaam wanaagsan oo shacabka degaanka iyo Soomaalida kale ku maamula xaqsoor ay u siman yihiin xuquuqda wada noolaashaha...
View ArticlePrime Minister hosts National Band ‘Waabari’ to discuss the importance of...
17 March 2014 His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed, hosted a meeting with the Somali National Band, ‘Fanaaniinta Qaranka Waabari’, to discuss the important role they and other leading...
View ArticleRa’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya iyo Safiirka Britain oo ka wada...
Warsaxaafadeed, 16/03/2014 — Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Soomaaliya ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa maanta kulan la yeeshay safiirka dawladda Britain ee...
View ArticleXiisado Colaadeed oo ka dhex taagan Puntland & Somaliland
Xiisado Colaadeed ayaa ka dhex-taagan Maamulada Somaliland iyo Puntland, taasi oo ka dhalatay Booqashadii lama filaanka ahayd ee uu Shalay ku tagay Madaxweyne Siilaanyo Degmada Laas Qorey ee Gobolka...
View ArticleLife in former Al-Shabaab turf slowly returning to normalcy
THE STANDARD | By JECKONIA OTIENO | Monday, March 17, 2014 | Somali: Dhobley town on the Somalia-Kenya border was a stronghold of Al-Shabaab terrorists before they were kicked out by Kenya Defence...
View Article