Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

RW Cabdiweli waa in laga midoobaa ladagaalanka Shabab

$
0
0
War-saxaafadeed Ra’iisulWasaare Cabdiweli : “Waa in culimada, shacabka iyo Dowladdu u midoobaan la dagaalanka Al-shabab iyo fikirkooda gurracan” Muqdisho, March 15, 2014—– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiweli Shiikh Axmed Maxamed  oo maanta kulan qado sharaf ah hoygiisa ugu sameeyey culimada Soomaaliyeed, ayaa ku dhiirrigeliyey hoggaamiyayaasha diinta iyo dhammaan dadka Soomaaliyeed in ay [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles