Golaha ammaanka ee Q. M. oo ku amaanay Dowlada Soomaaliya horumarka ay gaartay.
Muqdisho, April 24, 2016: Golaha ammaanka ee Q. M. ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh iyo dowladda federaalka Soomaaliya ku amaanay horumarka siyaasadeed ay gaartay Afartii sano ee an soo dhaafnay. Warbixin...
View ArticleSaraakiil ka tirsan booliiska Soomaaliya oo tababar loogu diray Talyaaniga
Muqdisho, April 24, 2016: Saraakiil ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta tababbar loogu qaaday dalka Talyaaniga, si ay halkaasi ugu qaataan tababbaro xirfadooda shaqo, sare loogu...
View ArticleRa’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo xilki ka qaaday Wasiirkii Boostada
Muqdisho, April 25, 2016: Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa si rasmi ah waxaa uu xil ka qaadis ugu sameeyay Wasiirkii Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Guuleed...
View ArticleCiidamo Ruush ah oo lagu badalaayo AMISOM
Muqdisho, April 25, 2016: Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Somaliya, ayaa sheegay in dowladda Ruushka ay dowladda Somaliya ay diyaarin doonan ciidankii badali lahaa kuwa...
View ArticleCali Gaab oo soo qabtay laba qofood oo qatar ku eheyd Bulshada Moqdisho
Muqdisho, April 25, 2016: Taliska Booliska Gobolka Banaadir, ayaa maanta Saxaafadda u soo bandhigay Labo nin oo dhalinyaro ah oo si xeeladeysan dadka dhac ugu geysan jiray Magaalada Muqdisho. Raggaan...
View ArticleKulan looga hadlayay dib u eegista dastuurka oo lagu qabtay Muqdisho
Muqdisho, April 25, 2016: Shirkaan oo looga hadlayay sidii Bulshada looga qayb gelin lahaa hanaanka dib u eegista geedi Socodka Dastuurka , waxaa ka soo qayb galay Wasiirka Dastuurka, Guddoomiyaha...
View ArticleThe High-Level Ceremony for the Signing of the Paris Agreement
United Nations Headquarters April 22, 2016 Statement of H.E. the President of the Federal Republic of Somalia H.E. the Secretary-General of the United Nations Heads of State and Government,...
View ArticleCiidamadu waa laf dhabarka Qarankeena
Qormadaan waxay kusoo baxday bogga Qaranimo Online – Monday 9 September 2013 Toronto | QOL – Siyaasadda Noocyada cusub ee gumeysiga waxaa ka mid ah in laysaga kaa dhigo saaxiib daacad ah isla...
View ArticleHOOYO NIMAAD DHASHAY KUMA DHALIN, YAA I TUSA MAYDKIISA!
Waa ereyadii HOOYO Somaaliyeed, Hooyo nimaad dhashay kuma dhalin, Caruurtii waa la celin la’yahay, mar walba waxay lee dahay Yaa itusa maydkiisa.!!! Aqristow waa Muqdisho, waa goor subax ah abaarahii...
View ArticleXuski sanadguuradi 5aad ee Xisbiga Nabada iyo Horumarka oo Muqdisho lagu qabtay
Muqdisho, April 26, 2016: Xaflad siqurux badan loo soo ababulay, ayna kasoo qeyb galeen xubna u badan dhalinyaro oo kamid ah Xisbiga Nabadda iyo Horumarka ayaa waxaa lagu qabtay Muqdisho iyada oo intii...
View ArticleMusharax misaan culus leh oo ka hoos kacay M/weyne Xasan Sheekh
Muqdisho, April 26, 2016: Musharax aad loo yaqaan oo mug weyn ku leh xaaladda Soomaaliya, isla markaana ay isku jufo yihiin Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo shaac baxaya iyadoo halis weyn ay dareemeen...
View ArticleMarwadii Madaxweynihii hore ee Kenya oo geeriyootay
Muqdisho, April 26, 2016: Lucy Kibaki, Marwadii Madaxweynihii hore ee dalka Kenya ayaa saaka ku geeriyootay isbitaal ku yaal magaalada London. Qoraal ka soo baxay xafiiska Madaxweyne Uhuru Kenyatta...
View ArticleXuquuqda carruurta oo laga hadlay
Muqdisho, April 26, 2016: Kulan looga xaquuqda carruurta ayaa waxaa ka qayb galay qareeno culimaa’udiin, waalidiin iyo mas’uuliyiin kale waxaana soo xiray xoghayaha joogtada ah ee Wasaaradda...
View ArticleWasiirka Arimaha Dibadda iyo Dhiiragelinta Maalgashiga ee Soomaaliya oo la...
Abu Dhabi-UAE | 27.04.2016 : Dr.Abdisalaan Omar Hadliye Wasiirka Arimaha Dibadda iyo Dhiiri gelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Fedralka Soomaliya oo booqsho ku joogey Maalmahan wadanka Isutagga...
View Article“Hadii Burcad badeed la waayay, Burcad kalluun ayaa yimid, kalluunkeenana...
Muqdisho, April 29, 2016: Admiral Faarax Axmed Cumar (Faarax Qarre) Taliyihii hore ee Ciidamada Badda ee Soomaaliya oo hada ah Agaasimaha Hey’adda Cilmi baarista Badaha ayaa sheegay in dowlado fara...
View ArticleC/wali Maxamed Cali Gaas, oo heshiis la saxiixday maal-qabeen u dhashay...
Muqdisho, April 29, 2016: C/wali Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Maamulka Puntland oo maalmahan ku sugnaa dalka boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa heshiis ku saabsan dhismaha kaabayaasha dhaqaalaha...
View ArticleCiidamada XDS iyo kuwa AMISOM oo si buuxda ula wareegay degmada Galcad ee...
Muqdisho, April 29, 2016: Cutubyo ka tirsan ciidanka XDS iyo kuwa AMISOM ayaa saaka si buuxda ula wareegay degmada Galcad ee gobolka Galgaduud kaddib markii ay ka faramaroojiyeen maleeshiyaadki Shabaab...
View ArticleLevi Karuhanga, the General who pacified Liberia, Somalia
DAILY MONITOR | April 29, 2016 – The late Maj. Gen. Levi Karuhanga has been described as a ‘selfless soldier’ whose contribution to the restoration of peace in Somalia, Liberia and Uganda can never...
View ArticleStruggling for survival in drought-hit Somaliland
REUTERS | HARGEISA, Somalia | By Siegfried Modola – In the past three months, Amina Ibrahim Shirwa and her family have lost around 25 goats, sheep and cows as a harsh drought has ravaged livestock and...
View Article