Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19439 articles
Browse latest View live

Afar ka tirsan ciidamada dowladda oo ku geeriyooday qarax miino

Muqdisho,1 March 2016: Wararka naga soo gaaraya deegaanka Carbiska oo u dhaxeeya Muqdisho iyo Afgooye ayaa sheegaya in ciidanka dowlada oo saaraa gaadiidka dagaalka lala beegsaday qarax miino. Afar...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Go’aamo ka soo baxay Shirka Golaha Wasiirrada

Muqdisho | QOL | March 1, 2016 – Shirkii Golaha Wasiirada ee aan caadiga ahayn ee socday saddexdii maalmood ee la soo dhaafay, oo uu shir guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka...

View Article


“Nooma muuqato saan saan Amni ee lagu gaari karo Agosto in dalkan doorasho ka...

Muqdisho,2 March 2016: Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre oo horay u soo noqday Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Xukuumaddii hore, ayaa rajo xumo ka muujiyay in bisha Agosto ee soo socota in dalka doorasho ka...

View Article

Ra’iisul Wasaaraha iyo Saraakiisha Ammaanka oo laga sugayo Baarlamaanka

Muqdisho,2 March 2016: Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka oo maalinimadii shalay kulan gaar ah ee albaabada u xiranyihiin, ku yeesheen xarunta Golaha Shacabka ayaa ku go’aamiyay in Ra’iisul...

View Article

Guddoomiyeyaasha degmooyinka ayaa lagula xisaabtamayo Amniga

Muqdisho,2 March 2016: Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa sheegtay in Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir wixii hada ka dambeeyay, lagula xisaabtami doono amniga degmada ay maamulaan, in kastoo...

View Article


Dagaal Ka Socdo Magaalada Dhuusamareeb

Muqdisho,2 March 2016: Wararka aan ka heleyno magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa sheegay in saacadu marka ahayd,12:30 saqdii dhexe uu dagaal ka bilowday magaaladaasi. Waxaa la...

View Article

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo toogasho ku xukuntay Xasan Xanafi

Muqdisho,3 March 2016: Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta u fariisatay dhageysiga dacwada loo heystay Xasan Xanafi Xaaji, kaasoo loo heystay inuu maleegay dilal loo geystay...

View Article

Sababta Soomaaliya loogu diiday Suuqa Bariga Afrika

Muqdisho,3 March 2016: Mudane C/salaan Hadliye, Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa ka warbixiyay sababaha Soomaaliya loogu diiday xubinimada Suuqa Bariga Afrika ee loo yaqaano EAC oo ay ku...

View Article


Dawladda Masar Oo Qaadanaysa Xoolaha Soomaaliya.

Muqdisho,3 March 2016: Dowladda Masar, ayaa mudo 25 sano kadib,u fasaxday in dalkeeda si toos ah loogu soo dhoofiyo xoolaha Soomaaliya waxaana bari chanalka suways ka dhacaysah xaflad balaaran oo lagu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somalia’s First Independent Trust Fund Offers Hope To Unemployed Youth,...

By Morgan Winsor | March 3, 2016 – Nadir Sharif Maqbul loves to play soccer and has dreams of one day joining the Chelsea Football Club in London. But his reality is less bright in Somalia, where the...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fadumo Dayib: Somalia’s future president?

Somalia could soon have its first female candidate for the upcoming presidential elections. She tells DW about her determination to enter the race and her plans to end Somalia’s chronic insurgency....

View Article

Baarlamaanka oo maalintii labaad su’aalo weydiinayo R/Wasaaraha iyo Taliyaha...

Muqdisho,3 March 2016: Waa maalinti labaad ee Xildhibaanada Baarlamaanka su’aalo weydiinayaan Ra’iisul Wasaaraha, Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabadsugida, iyadoo kulanka uu albaabada u xiran yahay,...

View Article

Daawo: Xasan Xanafi oo dil toogasho ah lagu xukumay

View Article


Cali Gaab “Aniga ma qabo 100% hoobiyeyaasha la soo tuuro in Al-Shabaab kaliya...

Muqdisho,4 March 2016: Jen. Cali Xirsi Barre (Cali Gaab), Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir,  ayaa sheegay in falalka amni darri ee ka dhaca magaalada Muqdisho aanay kaliya ka dambeyn Al-Shabaab,...

View Article

Isbitaalka Somali German oo qaliin ku guuleystay (Warbixin )

Muqdisho | QOL | March 4, 2016  – Isbitaalka Caalamiga ah ee Somali German Hosbital ee ku yaala Xaafada Nasiib Buundo ee Degmada Boondheere ayaa ku guulestay Qaliin lagu sameeyay Hooyo soomaaliyeed...

View Article


Baarlamaanka oo war murtiyeed ka soo saaraya natiijadii kulamadii Amniga

Muqdisho,4 March 2016: Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalinta berri oo Sabti ah lagu wadaa inuu War murtiyeed ka soo saaro kulamadii Amniga looga hadlayay, kaasoo labadii maalmood ee la soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mudanayaal ka tirsan baarlamanka Soomaaliya oo ka qeybgalay kulanka...

Muqdisho,4 March 2016: Shirka baarlamaanada Afrika oo looga hadlay warbixin ay soo diyaarisay waaxda Ururka Midowga Afrika uqaabilsan arrimaha Nabadgalyada iyo amaanka, ayaa lagu sheegay in weeraro...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Burcad Badeed Dhameysatay Xukun oo Lagu Celiyay Soomaaliya

Muqdisho,4 March 2016: Jamaal Maxamed Xasan, Safiirka Dowlada Soomaaliya u fadhiya Dalkani Kenya iyo Qunsulka Safaarada Cali Maxamed Shiikh Cali Begadi ayaa deeq dhar ah gudoonsiiyay 7muwaadin oo...

View Article

R/kuxigeenka Soomaaliya Oo Ka Qayb Galay Shir Ka Dhacay Maraykanka.

Muqdisho,5 March 2016: Mudane Maxamed Cumar Carte, Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa halkaasi kaga qeyb galay shir looga hadlayay dib u soo kabashada dowladdaha...

View Article

Baarlamaanka oo su’aalo la xiriira amniga weydiinaya Wasiirka Amniga gudaha

Muqdisho,5 March 2016: Xildhibaannada Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta mar kale ku yeelanaya magaalada Muqdisho, kulan ay su’aalo la xiriira ammaanka ay ku weydiinayaan Xukuumadda, kaasi...

View Article
Browsing all 19439 articles
Browse latest View live