Ra’iisul Wasaare Cumar,”Kenya Waan Kala Xisaabtamaynaa Wixii Ka dhacay Jomo...
Muqdisho, 23 February 2016: Cumar Cabdirashiid, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya oo kusugan dalka Turkiga ayaa sheegay inay dowlada Kenya kula xisaabtami doonaan xayiraadii ay isaga iyo wafdi uu...
View ArticleHAVE WE WONDERED, WHY OUR PRIME MINISTER AND HIS DELEGATIONS WERE DETAINED?
Do we understand how diplomatic immunity works? And what will be the consequence for the Humiliation and the Embarrassment our Diplomats have been through? According to the International Law the...
View ArticleShirka Istanbul ee Arrimaha Soomaaliya
Muqdisho, 24 February 2016: Shirki looga hadlaayay Arrimaha Soomaaliya oo shalay ka furmay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa ka koobnaa qeybo kala duwan, waxaana shirkan ka qeyb galay Madax...
View ArticleTalyaaniga Oo Sheegay Inay Soomaaliya Garab ku Siinayaan Dhanka...
Muqdisho, 24 February 2016: Dowlada Talyaaniga ayaa caddeysay in ay kordhin doonto taageerada ay siineyso dowlada Soomaaliya ee ku saleysan dhanka amaanka iyo nabad galyada dalka Soomaaliya oo aad logu...
View ArticleShirkii Istanbul oo la soo gaba gabeeyay iyo Soomaaliya oo fikradeeda lagu...
Muqdisho, 24 February 2016: Mar dhow ayaa la soo gaba gabeeyay shirkii looga hadlayay Arrimaha Soomaaliya ee loogu magac daray Diirad Saaridda Horumarka Soomaaliya, kaasoo shalay ka furmay magaalada...
View ArticleWasaaradda shaqada oo digniin u dirtay dad ku qaraabanaya shaqaale geeynta...
Muqdisho, 24 February 2016: Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada ayaa wax kama jiraan ku tilmaamtay lacagaha sida qaldan looga qaadayo shacabka, iyadoo loo sheegayo in loo qaadaayo Dalka...
View Article“Waxaa la isla gartay in 2020 dalka la gaarsiiyo doorasho qof iyo cod”
Muqdisho, 25 February 2016: Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in si guul uu ku soo dhamaaday shirkii Istanbul ee looga hadlayay arrimaha Soomaaliya, isagoo...
View ArticleDad loo heysto dilkii Wariye Hindiya Xaaji Maxamed oo Maxkamadda la hor keenayo.
Muqdisho, 25 February 2016: Dad gaarayo lix ruux oo loo heysto dilka Wariye Hindiya Xaaji Maxamed oo 3-dii bishii December ee sanadkii hore lagu dilay magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu wadaa in...
View ArticleGaroonka Aden Cadde oo wax badan laga badalay
Muqdisho, 25 February 2016: Waxa shalay si rasmi ah uga howl bilaawday diyaarada Daalo tan iyo markii la qarxiyay diyaaradaasi iyada oo hawada ku jirtay. Jeneral Cabdullahi Gaafoow Maxamud, ayaa...
View ArticleSomalia come of age, as Somali instructors conduct CAF “C” license course
Muqdisho, 25 February 2016: For the first time in history, Somalia has been able to successfully hold its CAF “C” license coaching course, with qualified Somali instructors conducted the course, while...
View ArticleWARSAXAAFADEED: Aragti Xisbiyada ee shirka Turkiga, caburinta dadka reer...
Walaalayaal xisbiyada Soomaaliyeed waxay shir ka yeesheen dhowr qodob oo ay ka mid tahay 1- Shirka Turkiga iyo habacsanaanta ay madaxdeena ku tageen iyo aragti la’aanta. 2- Caburinta Warbaahinta iyo...
View ArticleUS policies do more harm than good in Somalia
Substantive change in dealing with Somalia is long overdue. ALJAZEERA | 22 Feb 2016 | To stabilise Somalia, donors and friends must calibrate their policies. Chief among them is the United States. The...
View ArticleMore phones, few banks and years of instability are transforming Somalia to a...
Somali traders at markets like this one in Mogadishu are increasingly more likely to do business using cellphones instead of cash. (Reuters/Feisal Omar) February 26, 2015 Mogadishu, Somalia | Ahmed...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ganacsatada Turkiga ku dhiirigeliyay inay...
Bursa, 26 February 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ganacsatada Turkiga u xaqiijiyey in Soomaaliya ay si buuxda ugu furan tahay inay...
View ArticleGuddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo Kulan La Qaatay Dhiggiisa Dalka...
Muqdisho | QOL | February 26, 2016 – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo dalka Masar uga qeybgalay shirka madaxda Baarlamaannada...
View ArticleTACSI: Marxuumad Maryanruun Cali Xasan
Inaa Lilaahi Wa inaa ileyhi Raajacuun Marxuumad Maryanruun Cali Xasan oo ku geeriyootey magaalada London, maanta Jimca ah, taariikhduna tahey 26/02/2016. Allaha u Naxariisto aamiin Jaaliyada...
View ArticleGuddomiyaha Gobolka Banadir oo la kulmay Safiirka Mareykanka
Muqdisho, 26 February 2016: Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho ,ayaa magaalada Istanbul kulan kula qaatay Safiirka dowladda Mareykanka u qaabilsan...
View ArticleCAYAARYAHAN CUMAR MAXAMED oo noqday Somaligii ugu horeeyay oo Seria A USA u...
Columbus, Ohio | QOL | February 26, 2016 – Cayaaryahanka da’da yar ee CUMAR ABDULLAHI MAXAMED ayaa noqday laaciibka ugu horeeyay oo Soomaali ah ee u saxiixa kooxda heerka koowaad ee horyaalka wadanka...
View Article