Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live

Barakacayaasha Magaalada Galkacyo Oo Ka Cabanaya Xaalado Nolol Xumo.

Muqdisho,20 February 2016: Barakayacayaal kunool kaamka Alla Aamin ee magaalada Galkacyo galbeedkeeda ku taalla ayaa ka cabanaya xaalado nolol xumo la soo gudboonaatay, waxaana ay dowladda Puntland,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay

Mogadishu, 20 February 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka...

View Article


DAAWO: AMISOM oo u xoog sheegata dadka Muqdisho

View Article

DAAWO: Wasaaradda Maaliyadda iyo la dagaalanka Musuqmaasuqa

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MUQDISHO WEEY DULMANTAHAY IYADUNA ISMA OGA CIDINA UMA OGA!

Maxaa xuubka caarada na badey xaqana noo diidey Ma xooleynu nahay maa dulmiga laga xajiimoodo Xaqiyo baadil kee baa xurmo leh waa xujiyo yaabe (Abshir-Bacadle) HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayey mahad oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho oo maqaamkeeda dalbaneeyso

Muqdisho,21 February 2016: Bannaan bax aad u ballaaran oo lagu dalbanayo xuquuqda bulshada degan Gobolka Banaadir iyo in la sameeyo maqaamkii ay laheyd Caasimadda ayaa saaka ka socda qeybo ka mid ah...

View Article

Sababihii Wafdigii Ra’iisul Wasaaraha loogu xayiray Jomo Kenyatta Airport

Muqdisho,21 February 2016: Warar bdan iyo faah-faahin ayaa ka soo baxaya sababihii wafdigii uu hogaaminayay Ra’iisul Wasaaraha saacado lagu xayiray garoonka diyaaradaha Jomo Kenyatta Air Port ee...

View Article

Jabuuti oo Joojisay Duulimaadyadi Kaga imaanjiray Muqdisho

Muqdisho,21 February 2016: Bayaan kasoo baxay dowladda dalka Jabuuti ayaa lagu sheegay in gabi ahaanba ay joojisay duulimaadyadii kaga imaan jiray Magaalada Muqdisho sababa la xiriira dhanka ammaanka...

View Article


Ahlu- saunna oo Axmed Cabdisalaam u diiday in tago Guriceel iyo Dhuusa Mareeb

 Muqdisho,21 February 2016: Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ee Gobolada Dhexe ayaa maanta u diiday in deegaanadooda uu yimaado wafdi uu hogaaminayay Siyaasiga Axmed Cabdisalaan Xaaji Aadan oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland oo qaadaneysa go’aan abuuri kara khilaaf weeyn

Muqdisho,21 February 2016: Puntland war ay soo saartay ayay ku cadeeyeen mowqifkeeda quseeya wax ka badalka dastuurka Soomaaliya ee ku meel gaarka ah. War saxaafadeed ay Puntland soo saartay oo ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi tiiraanyo leh ‘Marxuum Cabdulahi Cali Jiisow’

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ‘Marxuum Cabdulahi Cali Jiisow’ Dhamaan jaaliyada beesha Karanle ee magaalada Toronto iyo nawaaxigeeda waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan EHELADII,...

View Article

DAAWO: Waraysi Axmed Faarax Cali Idaajaa

View Article

DAAWO: Suldaanka beesha Murusade oo la caleema saaray

View Article


C/weli Gas oo laga yaabo in uu Shirka Istanbul ka baaqdo

Muqdisho,22 February 2016: Warar an la hubin balse iska soo daba dhacaaya, ayaa sheegaya in Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas uu ku sii jeedo magaalada Washington DC ee dalka Mareykanka,...

View Article

Madaxweyne Xasan Shiikh Oo U Anbabaxay Dalka Turkiga.

Muqdisho,22 February 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u amba baxay dalka Turkiga, halkaasi oo uu uga qeyb geli doono shir...

View Article


Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Oo Gaarey Turkiga.

Muqdisho,22 February 2016: Mudane Cumar Cabdrashiid Cali, Ra’isal Wasaraaha  xukuumadda federalka Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminaayo ayaa gaarey magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga, oo ay kaga sii...

View Article

Maxkamada sare oo sheegtay in dalka uusan ka jirin urur Iskaashato oo...

Muqdisho,22 February 2016: Maxkamadda sare ee Qaranka ayaa go’aan ka gaartay muran ku saabsan hogaanka ururka iskaashatooyinka Soomaaliyeed iyadoo Maxkamadu qirtay in dalka uusan ka jirin Urur...

View Article


Shirki Arrimaha Soomaaliya oo maanta ka furmaya magaalada Istanbul

Muqdisho, 23 February 2016: Soomaaliya iyo Beesha Caalamka ayaa saacadaha soo socda lagu wadaa inuu shir uga furmo magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, iyadoo diiradda lagu saari doono Amniga iyo...

View Article

Axmed Madoobe oo Beesha Mareexaan si la yaab leh ula hadlay

Muqdisho, 23 February 2016: Magaalada Kismaayo waxaa ka socda shirka wada-tashi ah oo ay ka qayb-galayaan odayaasha iyo wax-garadka beesha Sade oo ka mid ah beelaha degga Jubbaland,waxaana qayb ka ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Turkiga oo goor dhow furay Shirka Istanbul

Muqdisho, 23 February 2016: Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa mar dhow ka furay magaalada Istanbul shirka Madasha ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Beesha Caalamka, kaasoo looga hadlayo...

View Article
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live