Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday Xeebta Liido, kana hadalay Dhibaatadi ka...
Muqdisho, 23 January, 2016: Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xalay booqday maqaayada Xeebta Liido oo ay ku dhinteen dad shacab ah oo fara badan,oo halkaas ku...
View ArticleCutubyo ka tirsan Ciidamada Jabuuti oo lagu sagootiyay magalada Baladweyne
Muqdisho, 23 January, 2016: Magaalada Beledweyne, ayaa waxaa xalay lagu qabtay Xaflad ballaaran oo lagu sagootinayey cutubyo katirsan ciidamada wadanka Jabuuti ee qaybta ka ah howlgalka AMISOM, kuwaas...
View ArticleTiradi Kooxdi Weerartay Lido iyo Qofki ka dambeeyay Magaciisa
Muqdisho, 23 January, 2016: Habeenkii Khamiista weerarki ka dhacay Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, ayaa dowlada Soomaaliya waxay ku shaacisay iney gacanta ku dhigtay ruuxii ka dambeeyay fikrada...
View ArticleWAR DEG DEG AH.
Warar aanu ka helnay ilo muhiim ah, ayaa waxay sheegayaan in uu ka dhexjiro Lamaha Dowlada MURAN iyo FARA isku fiiq fiiq la xiriira dhibaatooyinkii ka dhacay LIIDO iyo Kuwii ka horeeyey. Wararkan ayaa...
View ArticleTALABO NOOCEE AH AYUU KA QAADI DOONAA?, MD WAYNE XASAN SHEEKH!.
Madaxweyne Xasan Sheekh, talaabo noocee ah ayuu ka qaadi donaa Masuuliyiinta laamaha Amaanka?, iyadoo ay waa JIB tahay in ay Qirtaan, dushana u ritaan, RAALI gelina ka bixiyaan dhibaatadii soo gaartay...
View ArticleShariif Xasan oo Mooshin laga geynayo baarlamaanka K/galbeed
Muqdisho, 24 January, 2016: Warar ka imaanayo magaalada Baydhabo, ayaa sheegaya in qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Koofur Galbeed, in ay mooshin ka wadaan Madaxweynaha maamulka Shariif Xasan...
View ArticleWasiiro ka tirsan DF Somalia oo ka guuraya Villa Somalia,Cabsi darteed!!
Muqdisho, 24 January, 2016: Warar hoose oo naga soo gaaraya Villa Somalia, ayaa sheegaya in qaar kamid ah Wasiirada Xukuumada Somalia ay isaga barakacayaan Xarunta Madxatooyada. Wasiiradaani ayaa...
View ArticleAxmed Madoobe oo sheegay in uu la dagaali doono Al-shabaab
Muqdisho, 24 January, 2016: Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo ah Madaxweynaha Jubbaland ayaa shalay kormeeray xerooyin ciidan oo ku yaal magaalada Kismaayo, halkaasoo ay ku jiraan Ciidamada isku...
View ArticleWasaaradda Xanaanada Xoolaha oo baaritaan ku sameyn doonto dawada xoolaha
Muqdisho, 24 January, 2016: Wasaarada Xanaanada Xoolaha, ayaa sheegtay inay lagama maarmaan tahay in lala socdo Dawooyinka xoolaha ee dalka la soo galiyo si looga fogaado cudurada aan la aqoon ee ku...
View ArticleMadaxda Maamul Goboleedyada Oo Maanta Imaanaya Magaalada Muqdisho.
Muqdisho, 24 January, 2016: Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta lafilayaa inay ka soo duulaan magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, si ay...
View ArticleWAR DEG DEG AH OO TIIRAANYO IYO MURUGO LEH.
QAAR KA MID AH DADKII JOOGAY BAAR LIIDO OO LA LA’YAHAY? Sida ay sheegayaan Waalidiin iyo Ehello ay Caruurtooda joogeen Baarliido markii ay ka dhacday Masiibada ayaa la la’yahay meel ay JAAN iyo CIRIB...
View ArticleWAR DEG DEG AH OO TIIRAANYO IYO MURUGO LEH!!!
QAAR KA MID AH DADKII JOOGAY BAAR LIIDO OO LA LA’YAHAY? Sida ay sheegayaan Waalidiin iyo Ehello ay Caruurtooda joogeen Baarliido markii ay ka dhacday Masiibada ayaa la la’yahay meel ay JAAN iyo CIRIB...
View ArticleARE THE CANADIANS LEARNING A LESSON FROM THE TERROR ATTACKS AT SCHOOLS OR...
The most words have been said for the past few days “SHOCK, GRIEVE, HORROR, AND DON’T KNOW WHAT TO DO, OR WHERE TO GET THE DESPERATE HELP NEEDED”!! For the past few days Canadians were talking...
View ArticleGuddoomiyaha Baarlamaanka Oo Khudbad Ka Jeediyey Shirka Baarlamaannada...
Baqdad, Iraq | January 24, 2016 – Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo wafdi uu hogaaminayo ay Soomaaliya uga qeybgalayaan shirka Baarlamaannada...
View ArticleXaglo Toosiye ma Wasiir-baa? Faallo
Kalsooni, karti iyo Kasbasho Ma ku gaadhi karaa yookiisa fog? | Hargeysa | QOL | January 25, 2016 – Wali wuxuu ku mashquulsanyahay howl-gal uu ku dhayayo dhaawacyadii ka dhashay dhagirihii...
View ArticleDetectives grill blogger Yassin Juma over social media posts on KDF attack in...
Blogger and former NTV journalist Yassin Juma at the Muthaiga Police Station after his arrest. Detectives have questioned him over his posts on Twitter and Facebook on the Al-Shabaab attack on a KDF...
View ArticleFinding cultural balance a challenge for Somalis, employers
By Rick Barrett of the Journal Sentinel | January 23, 2016 – Ibrahim Mehemmed came to Wisconsin from Africa to escape violence and oppression.He never expected his religious beliefs would create...
View ArticleStep up fight to secure ‘ungoverned spaces’ in Somalia
In the wake of the deadly terror attack on Kenyan soldiers in Somalia, a mix of anger, unity and patriotism rent the air. | In Summary President Kenyatta declared that al-Shabaab will “have no...
View ArticleMaanka Muddulood waa Mudacyo Afkood !
Muqdisho | QOL | January 25, 2016 – Waxaa aay Somalida dhahdaa Ogaa-diid waxaa laga dhaxlaa naceeyb iyo xumaan, waxaan ognahay in nidaamka 4.5 lagu soo meel gaaray oo aan manta haysano dowlad aan ku...
View Article