Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Kulan ku dhexmaray Muqdisho Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda FS iyo Wafdi ka socda dowladda Germany.

$
0
0
Mogadishu, May 06, 2014- Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda H.E. Abdullahi  Mohamed Nur oo ay wehliyeen mas’uuliyiin ka kala tirsan Wasaaradaha Arrimaha Dibadda,Tamarta iyo Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Germany ayaa waxa ay maanta kulan saacado qaatay ay kula yeesheen  Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya wafdi ka socda dowladda Germany oo uu hogaaminayay Dr. Ralf-Matthias [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles