Heshiiskan oo ahaa mid tijaabo ah ayaa waxaa bankiga aduunka lacag gaareysa 2 Million oo dollar ugu deeqay wasaarada isgaarsiinta iyo boostada Dowlada Federaalka ah ee Somaaliya,waxaana dhinaca Somalia u saxiisay wasiirka isgaarsiinta iyo boostada D.F.S mudane Maxamed Aadan Ibraahim dhinaca bankiga aduunka waxaa u saxiisay Tim Kelly oo ah madaxa qaybta isgaarsiinta ee bankiga [...]
↧