Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Danjire M. Ali. Ameeriko oo warbixin siiyay golaha wasiirrada

$
0
0
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya Maxamed Cali Nuur “Ameeriko” ayaa shalay hortagay golaha wasiirada si uu uga warbixyo xariggii loo geystay qunsulka  Soomaaliya iyo dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya. Mudane Ameeriko oo wareysi siiyay Raadiyo Muqdisho ayaa sheegay inuu golaha gaarsiiyay cudur daar ay dowladda Kenya ka bixisay xariggii qunsulka iyo xaaladda [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles