Tartanka kubbadda kolayga gabdhaha ee gobolka Bnaadir ayaa ka furmay garoonka degmada Cabdi Casiis, iyadoo ay ciyaartii ugu horreeysay ay ku guuleysatay degmada Xamar Jajab oo ka badisay C/Casiis. Xafladda furitaanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka oo ay ka mid ahaayeen gudoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada gobolka Banaadir, xoghayaha [...]
↧